Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tirsan guddiyada haweenka labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo gaaray Kismaayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tirsan guddiyada haweenka labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo gaaray Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubno ka tirsan guddiyada haweenka labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo ay hoggaaminayso Guddomiyaha guddiga haweenka Aqalka Sare Sanatar Sareedo Maxamed Jayte, ayaa maanta safar ku gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Wafdiga oo isla maanta howlihii iyo gudashadii waajibaadka ay halkaas u tageen bilaabay, ayaa booqday xarunta Wasaradda haweenka Jubbaland iyagoo masuuliyiinta Wasaaradda ka dhageystay warbixinno ku saabsan howl maalmeedka Wasaaradda arrimaha haweenka, caqabadaha jira iyo waxyaabaha u qabsoomay.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Sidoo kale xubnaha guddiyada haweenka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddiga haweenka Jubbaland oo ay ka xog-waraysteen arrrimaha haweenka ku dhaqan Jubbaland.

Previous Post

Warbixinta Sanadlaha ah ee Horumarka Dhaqaalaha Soomaaliya oo la soo saaray

Next Post

Saraakiisha ciidanka Xoogga oo Masaajid Cali Gaduud kula hadlay dadka deegaanka

Next Post
Saraakiisha ciidanka Xoogga oo Masaajid Cali Gaduud kula hadlay dadka deegaanka

Saraakiisha ciidanka Xoogga oo Masaajid Cali Gaduud kula hadlay dadka deegaanka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In