Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda oo soo dhaweyn u sameeyay Ugaas Cismaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi Ugaas Cumar oo ka mid ah duubabka ugu magaca ee ka soo jeeda gobolka Hiiraan iyo Wafdi uu hogaaminayay oo muddo howlo dib u heshiisiin ah u tegay gobolka Hiiraan ayaa maanta kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb galeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Cismaan Maxamed Cabdi Cabdi Daalo, Xildhibaan Dr Cismaan Maxamuud Dufle, siyaasiyiin, odoy dhaqameedyo, siyaasiyiin, haween iyo marti sharaf kale, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.

Axmed Cali Cabdiraxmaan oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka ee la socday Wafdiga Ugaas Cismaan ayaa sheegay in ujeedka socdaalkii nabadeed ee ay ku tageen Hiiraan uu ku soo dhamaaday guul.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi Ugaas Cumar oo xafladda hadal kooban ka jeediyay ayaa ugu horeyn ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay isaga iyo wafdi uu hogaaninayay haddii ay ahaan lahayd Muqdisho iyo tii Beledweyne intuba.

Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi Ugaas Cumar oo ka mid ah ugaasyada gobolka Hiiraan, isla markaana ku guuleystay howlo dib u heshisiin ah ee ay u tegeen gobolka ayaa dowladda iyo hay’adaha samafalka ka codsaday inay gurmad u fidiyaan dadka ay saameysay fatahaadda iyo colaadaha ee gobolka Hiiraan.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamanka oo la kulmay Danjirayaasha dalalka Carabta u fadhiyo Muqdisho

Next Post

Taliska ciidanka Asluubta oo lagu wareejiyay deeq loogu talagala galay maxaabista xabsiga dhexe+Sawirro

Next Post
Taliska ciidanka Asluubta oo lagu wareejiyay deeq loogu talagala galay maxaabista xabsiga dhexe+Sawirro

Taliska ciidanka Asluubta oo lagu wareejiyay deeq loogu talagala galay maxaabista xabsiga dhexe+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In