Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tirsan Maamulka dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo loo soo gabo gabeeyay tababar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tirsan Maamulka dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo loo soo gabo gabeeyay tababar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Warsame Faarax Cabdi ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka Maaraynta Hogaaminta Maxaliga ah, Xalinta khilaafaadka iyo ka qayb gelinta Arrimaha haweenka maamulka Dowladda Hoose oo loo qabtay Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo.

Tababarkaan oo socday muddo 16 maalmood ah, isla markaana lagu baranayay casharo la xariira hagaajinta maamulka, xalinta khilaafaadka iyo dowlad wanaaga, ayaa waxaa fulintiisa iska kaashaday Wasaaradaha arrimaha Gudaha heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen xiritaanka tababarka mas’uuliyiin ka socday labada Wasaaradood.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa ugu horeyn ka mahadceliyay tababarka oo uu sheegay in wax weyn uu ku soo kordhinayo hagaajinta nidaamka maamul ee dowladda hoose ee Gaalkacyo.

Qaar ka mid ah xubnihii Golaha deegaanka degmada ee tababarku u soo idlaaday ayaa dhankooda xusay in ay wax weyn oo dhanka hagaajinta maamulka iyo xalinta khilaafadka ay korarsadeen muddadii ay tababarka ku jireen.

Ugu dambeyn Agaasimaha Guud ee Wasaaradda arrimaha Gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Warsame Faarax Qeyliye ayaa kula dar daarmay xubnihii tababarku u soo idlaaday in ay noqdaan kuwa ugu adeegga bulshadooda cilmiga ay barteen.

Previous Post

Senator Ayuub oo soo dhaweeyay doorashadii Guddoonka Guddiga doorashada Somaliland

Next Post

Sacuudi Carabiya oo ajaanibta la tallaalay u ogolaaday gudashada Cumrada

Next Post
Sacuudi Carabiya oo ajaanibta la tallaalay u ogolaaday gudashada Cumrada

Sacuudi Carabiya oo ajaanibta la tallaalay u ogolaaday gudashada Cumrada

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In