Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tirsan Ururka haweenka Qaranka oo gaaray Cadaado ” Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tirsan Ururka haweenka Qaranka oo gaaray Cadaado ” Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilli magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud uu ka socdo shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud ayaa ururada Haweenku waxa ay wadaan dadaal ay kaga qaybqaadanayaan abaabulka socda.
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo ay hogaaminayso Marwo Batuulo Sh Axmed Gaballe ayaa soo gaaray magaalada Cadaado, iyadoo maanta munaasbad soo dhawayn ah loo sameeyay, waxaana Haweenku kulankaasi ka sheegeen in loo baahanyahay doorka Haweenku inuu muuqdo.
Dahabo Axmed Carab Guddoomiye ku xigeenka ururka Haweenka ee Ximan iyo Xeeb ayaa sheegtay in munaasabadan ay u qabteen si Haweenku u muujiyaan midnimadooda iyo sida ay ugu diyaarsanyihiin inay doorkooda qaataan.
Guddoomiyaha Ururka Haweenak Qaranka Soomaaliyeed Marwo Batuulo Sh Axmed Gaballe oo dhammaadkii munaasabadda ka hadashay ayaa sheegtay in safarka ay Cadaado ku timid uu qayb ka yahay socdaalo ay gobolada wadanka ku marayso, si loo xoojiyo wadashaynta ururada Haweenka dalka.
Marwo Batuulo waxa ay bogaadisay shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud ee Cadaado ka socda, iyadoo sheegtay inay haweenku doonayaan in qoondo loogu talagalo.

DSC03857 DSC03858 DSC03859 DSC03860 DSC03862 DSC03864 DSC03868 DSC03871 DSC03877 DSC03878 DSC03882 DSC03883 DSC03884 DSC03885 DSC03886

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Previous Post

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka oo booqday Jaamacadda SIU “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho

Next Post
Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In