Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tisan Guddiga Xallinta Khilaafadka Doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Kismaayo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tisan Guddiga Xallinta Khilaafadka Doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubno ka mid ah Guddiga Xallinta Khilaafadka Doorashooyinka Heer Federaal ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland.

Xubnahan oo kala ah Burhaan Cilmi Xirsi iyo Warfaa Maxamed Jaamac ayaa u jeedkooda waxa uu yahay inay qeyb ka noqdaan dadka korjoogteynayo doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Jubbaland, gaar ahaan afarta kursi ee dhowaan lagu dooran doono magaalada Kismaayo.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Xubnaha guddiga Xallinta Khilaafadka Doorashooyinka Heer Federaal ee gaaray Kismaayo ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyay mas’uuiyiin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka heer dowlad Goboleed iyo madax ka tirsan Jubbaland.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo xarunta Aqalka Dowladda Hoose kulan kula qaatay Danjiraha Turkiya ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In