Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadda oo cambaareysay weerarkii Ambassador lagu qaaday

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cambaareysay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday hotelka Ambasador ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda F. Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye),  oo si toos ah uga hadlayey Telefishinka Qaranka, ayaa sheegay in ay Xukuumaddu cambaareyneyso weerarkaasi argagixiso, isla markaana ay aad uga xun yihiin ficilladaasi cadowga ay shacbiga ku dhibaateynayaan.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

February 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026

“waxaan u hambalyeynayaan ciidammada amniga Qaranka ee diyaarka ku ahaa agagaarka weerarku uu ka dhacay, una gurmaday hotelka weerarka lagu qaaday, ciidanka ayaa weli wada dedaal xooggan, si ay u badbaadiyaan dadka Soomaaliyeed ee ay argagixisadu dhibaateynayaan” ayuu yiri wasiirka Warfaafinta.

“Waad la socotaan maanta horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa kooxaha dilalka, ayaa ku dhintay duqeyn iyo howlgal ay si wadajir ah u faliyeen ciidammada  Xoogga iyo kuwa Mareykanka, jab xoog leh ayaa gaaray nabad-diidka, lama joojin doono howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo guud ahaan argagixisada” ayuu intaa raaciyey wasiirka Warfaafinta.

Dhanka kale ciidammada ammaanka dowladda ayaa ku howlan sidii loo soo gabagabeyn lahaa weerarka ay argagixisadu ku galeen Hotelka Ambassador, iyadoo toogasho lagu dilay malleeshiyaadka ka tirsan, kuwii weerarka soo qaaday.

Previous Post

Gudaha hotelka la weeraray ee Ambbassidor oo wali howlgallo ay ka socdaan

Next Post

Wasaaradda arrimaha gudaha oo deeq gaarsiisay Baladweyne+SAWIRRO

Next Post
Wasaaradda arrimaha gudaha oo deeq gaarsiisay Baladweyne+SAWIRRO

Wasaaradda arrimaha gudaha oo deeq gaarsiisay Baladweyne+SAWIRRO

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadda Islaamka bilashada bisha barakeysan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay curashada bisha Barakaysan ee Ramadaan, ayaa ugu...

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

February 17, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In