Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay dabkii ka kacay suuqa Bakaaraha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Booqday Bukaanada Ku Jira Ex Isbitaal Digfeer+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta, hidaha iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladdu ay ka xuntahay qasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay suuqa bakaaraha, gaar ahaan goobta shidaalka lagu iibiyo.

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa tilmaamay in ganacsato Soomaaliyeed ay qasaaro ka soo gaartay dabka, kuwaasi oo qaarkood ku ganacsanaya goobta uu dabka ka kacay, waxaana uu intaa ku daray in xukuumadda ay waddo qorshe looga hortagayo soo noq noqoshada dabka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Warfaafina ayaa xusay in dabka nucaani oo kale ah uu marar badan ku soo noq noqday suuqyada magaalada Muqdisho, isagoo kula dar daarmay ganacsatada in ay mas’uuliyad iska saaraan goobaha ay ka sameysanayaan meheradaha ganacsi.

“Dowladda waxa ay ku tala jirtaa in goobaha ganacsi la isu raacin doono sida ay isu raaci karaan oo lakal saaro goobaha shidaalka lagu iibiyo iyo maqaayadaha, si looga hortago dabka ku soo noq noqday suuqyada magaalada, dowladduna waxaa u qorsheysan inay sameyso qorshe arrimahaasi wax looga qabanayo” ayuu Wasiirku hadalkiisa ku soo gabo gabeeyay.

Previous Post

Dhageyso Warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhibane Xamar Ku Xanuunsanaya Oo Deeq Lacageed La Gaarsiiyay “Dhageyso+Sawirro”

Next Post
Dhibane Xamar Ku Xanuunsanaya Oo Deeq Lacageed La Gaarsiiyay “Dhageyso+Sawirro”

Dhibane Xamar Ku Xanuunsanaya Oo Deeq Lacageed La Gaarsiiyay "Dhageyso+Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In