Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warqadaha dal ku galka ah kala noqotay Danjirihii dhawaan ay Xukuumadda Soomaaliya ka ceyrisay dalkeenna, kaasi oo faraha la galay arrimo ka baxsan shaqada loo igmaday, iyagoo lafaray Hay’adaha Amniga, gaar ahaan kuwa ka howlgalla Garoonka Aaden Cadde in Danjire Francisco Madiera aanu soo geli karin dalka, maadaama uu yahay qof aan dalka laga rabin.

Qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu yiri

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

โ€œAnigoo tixraacaya warqadda tixraaceedu yahay Ref. OPM/0194/04/2022 ee ka soo baxay Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha ee dalka looga ceyriyay Danjire Francisco Madeira,

Waxaan farayaa Agaasimaha hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda inay hayโ€™addu kala laabato waraaqaha dalka ku jooga, kuna wargeliso Danjire Francisco Madeira, dib dambana looma siin karo waraaqaha dalka ku galka ah, sidoo kale waxaa agaasimaha hayโ€™adda Socdaalka la farayaa in uu ku wargeliyo dhamaan cidda ay quseyso in Danjire Francisco Madeira aan dalka la keeni Karin, maadaama uu yahay qof aan dalka laga rabin.

Waxaa la farayaa hayโ€™adaha amniga, gaar ahaan kuwa ka howlgala garoonka Aadan Cadde in Danjire Francisco Madeira aanu soo geli karin dalka, ย maadaama uu yahay qof aan dalka laga rabin.

Sidoo kale waxaa lagu wargelinayaa lana farayaa inay fuliyaan dhamaan hayโ€™adaha sare ku xusan gaar ahaan kuwa amniga, Socdaalka iyo jinsiyadda iyo Maareeyaha garoonka in si kumeel gaar ah loo xiray dhamaan howlihii terminal-ka MoveCon, ilaa iyo amar dambe laga bilaabo 10/04/2022.

Previous Post

Maxaa kala socotaa tirada Xildhibaannada ee qaatay shahaadada Xildhibaannimo

Next Post

Tartamayaasha Degmada Marka oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Tartamayaasha Degmada Marka oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka โ€œSAWIRROโ€

Tartamayaasha Degmada Marka oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In