Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xulalka Tunisiya iyo DR Congo oo u Soo Baxay Wareega Labaad ee Koobka Qaramada Afrika

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Xulalka Tunisiya iyo DR Congo oo u Soo Baxay Wareega Labaad ee Koobka Qaramada Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulalka Tunisiya iyo DR Congo ayaa u Soo Baxay Wareega Labaad ee Koobka Qaramada Afrika,ka dib markii ku kala baxeen barbardhac 1-1 ah.

Labadan Xul oo ku wada jira Group-ka (B) ayaa soo baxay,ka dib markii ay bareejo isku mari waaye ciyaartii ay caawo wada ciyaareen magaalada Bata.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Xulka Tunisiya ayaa goolka la hor maray,waxaana qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Ahmed Akaichi,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Ciyaaryahan Jeremy Loteteka Bokila ayaa qeybtii labaad ee ciyaarta goolka barbardhaca u dhaliyay xulka DR Congo,waxana ay ciyaarta ku dhamaatay barbardhac 1-1 ah,taasi oo labada xulba u suura galisay in ay u soo gudbaan wareega labaad ee koobka qaramada afrika.

Xulka Tunisiya ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad,waxana uu ku soo baxay shan dhibcood,halka xulka DR Congo uu ku soo baxay kaalinta labaad,isagoo ku soo baxay sedax dhibcood.

Xulalka Cape Verde iyo Zambiya ayaa haray koobka qaramada afrika,ka dib markii ay barbardhac gool la’aan ah ku kala baxeen.

Xulka Cape Verde ayaa sidoo kale lahaa sedax dhibcood,laakin goolasha laga dhaliyay ayaa ka badnaa kuwa laga dhaliyay xulka DR Congo,taasi ayaana sabab u aheyd in uu ka haro koobka qaramada afrika.

Previous Post

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Midowga Afrika

Next Post

Isku Aadka Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka oo Lagu Dhawaqay

Next Post
Isku Aadka Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka oo Lagu Dhawaqay

Isku Aadka Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka oo Lagu Dhawaqay

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In