Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xulka Australia oo Ku Guuleeystay Koobka Qaarada Aasiya “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Xulka Australia oo Ku Guuleeystay Koobka Qaarada Aasiya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka Australia oo marti galineysay koobka qaarada Aasiya ayaa ku guuleystay koobkiisii ugu horeeyay ee Aasiya,ka dib markii uu 2-1 uga badiyay xulka South Korea.

Ciyaartan oo ka dhacday magaalada Sydney ayaa looga adkaaday xulka South Korea oo labo mar horey ugu guuleystay koobkan.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Xulka Australia ayaa goolka la hor maray,waxaana dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Massimo Luongo,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
lugano

luganocele

Ciyaaryahan Heung-Min Son ayaa dhamaadkii ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay xulka South Korea,waxaana ciyaarta lagu daray 30-daqiiqo oo dheeraad ah.
souh

south cele

Ciyaaryahan James Troisi oo bedel ku soo galay ciyaarta ayaa daqiiqadii 105-aad ee waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta goolka labaad ee guusha u dhaliyay xulka Australia.
jamesjamessful
James
cahil

celee

celeeee
Xulka Australia ayaa sanadkii 2006 ku biiray xiriirka kubadda cagta ee qaarada Aasiya.

Xulka South Korea ayaa guul dareystay afartii Final ee ugu dambeysay,waxana ugu dambeysay oo uu koobkan ku guuleysto sanadkii 1960-kii.

Previous Post

Horjoogayaal ka tirsan kooxda Shabaab oo loo gesytay duqeyn xagga cirka ah

Next Post

Dhageyso Bandhiga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 31-01-2015

Next Post
Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Dhageyso Bandhiga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 31-01-2015

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In