Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xulka Hirshabeelle oo iska xaadariyay kulanka kama dambeysta ah ee tartanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xulka Hirshabeelle oo iska xaadariyay kulanka kama dambeysta ah ee tartanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka Kubadda cagta dowlad Gobolleedyada iyo Gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socda Tuulada Cayaaraha ee Stadium Muqdisho ayaa waxaa galabta kulan xiiso badan ay ku dhexmartay Xulalka Hirshabeelle iyo Jubbaland.

Kulanka oo ay u soo daawasho tegeen dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Gobalka Banaadir iyo deegaannada ku xeeran ayaa aad ugu riyaaqay cayaar wanaagga ay labada Xul soo bamdhigeen.

Related posts

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

March 13, 2026
Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026

Cayaarta ayaa waqtigii loogu talagalay ku soo idlaatay barbaro dhac 0-0, waxaana Cayaartooyda Xulka Hirshabeelle ay dhigooda Jubbaland kaga badiyeen 5-4.

Xulka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa Iska xaadiriyey final ka tartanka.

Hirshabeelle ayaa sugi doonta Banaadir iyo Galmudug tii soo baxda maalinta Berri ah.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo tababar u soo xiray Saraakiil ka tirsan ciidamada Cirka ee Labada Dal

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo u hambalyeey Xulka Hirshabeelle oo u gudbay final ka artanka

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo u hambalyeey Xulka Hirshabeelle oo u gudbay final ka artanka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo u hambalyeey Xulka Hirshabeelle oo u gudbay final ka artanka

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

March 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhaha oo lagu qabtay Muqdisho

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhaha oo lagu qabtay Muqdisho

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In