Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xulka Ivory Coast oo u Soo Baxay Finalka Koobka Qaramada Afrika “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Xulka Ivory Coast oo u Soo Baxay Finalka Koobka Qaramada Afrika “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka Ivory Coasta ayaa u soo baxay Finalka koobka qaramada afrika,ka dib markii 3-1 uga badiyay xulka DR Congo.

Xulalka DR Congo iyo Ivory Coast ayaa ciyaartii koowaad ee Semi-finalka koobka qaramada afrika waxa ay caawo ku ciyaareen magaalada BATA ee dalka Equatorial Guinea.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Xulka Ivory Coast ayaa goolka la hormaray,waxaana daqiiqadii 21-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Yaya Toure.
YayaCele
YayaCelee
Xulka DR Congo ayaa hal daqiiqo ka dib helay rigoore,waxaana gool u bedelay ciyaaryahan Dieumerci Mbokani.
CaleeMK Cele
MkMk cele
Ciyaaryahan Gervinho ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay xulka Ivory Coast,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ger golGer
Ger
Ger cele
Ciyaaryahan Wilfried Kanon ayaa daqiiqadii 68-aad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay xulka Ivory Coast.
Kanon
T Cele
Xulka Ivory Coasta ayaa habeenka axada ah ciyaarta kama dambeysta ah ee koobka qaramada afrika la ciyaari doono xulkii soo baxo xulalka Ghana iyo Equatorial Guinea oo habeen danbe wada ciyaari doono.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Liverpool oo u Soo Baxday Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

Next Post
Liverpool oo u Soo Baxday Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

Liverpool oo u Soo Baxday Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In