Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xulka Ivory Coast Oo U Soo baxay Wareega Labaad ee Koobka Qaramada Afrika, Mali Iyo Guinea Oo Quri Tuur Lagu Kala Saari Doono

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Xulka Ivory Coast Oo U Soo baxay Wareega Labaad ee Koobka Qaramada Afrika, Mali Iyo Guinea Oo Quri Tuur Lagu Kala Saari Doono
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka Ivory Coast ayaa u soo baxay wareega labaad ee koobka qaramada afrika,ka dib markii uu magaalada Malabo 1-0 uga badiyay xulka Cameroon.

Ciyaaryahan Max-Alain Gradel ayaa daqiiqadii 36-aad ee qeybtii hore ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay xulka Ivory Coast.
GooolCeleeGradel

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Iv cele
Xulka Ivory Coast ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad ee Group-ka D,waxana uu ku soo baxay shan dhibcood.

Xulka Guinea iyo Mali ayaa la kala saari waayay,ka dib markii ay magaalada Mongomo ku galeen barbardhac 1-1 ah.

Xulka Guinea ayaa goolka ku hor maray,waxaana daqiiqadii 15-aad ee ciyaarta gool rigoore ahaa u dhaliyay ciyaaryahan Kevin Constant.

Gool-hayaha Guinea Yattara ayaa qeybtii hore ee ciyaarta rigoore ka qabtay ciyaaryahan Seydou Keita.

Ciyaaryahan Modibo Maiga ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka barbardhaca u dhaliyay xulka Mali.

Xulalka Guinea iyo Mali ayaa wada leh min sedax dhibcood, labada xul ayaa la kala saari kari waayay,waxana bari lagu kala saari doonaa quri tuur loo samayn doono.

Xulalka Cameroon iyo Mali ayaa ka haray koobka qaramada afrika,waxana ay bari dib ugu laaban doonaan dalalkooda.

Hadaba waa kuwan xulalka u soo baxay wareega labaad ee koobka qaramada afrika.
Congo ? – ? DR Congo
Tunisia ? – ? Equatorial Guinea
Ghana ? – ? Guinea/Mali
Ivory Coast ? – ? Algeria

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Chelsea iyo Tottenham oo Wada Ciyaari Doono Finalka Koobka Capital One “Sawirro”

Next Post
Chelsea iyo Tottenham oo Wada Ciyaari Doono Finalka Koobka Capital One “Sawirro”

Chelsea iyo Tottenham oo Wada Ciyaari Doono Finalka Koobka Capital One “Sawirro”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In