Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xulka Soomaaliya oo caawa laga badiyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Xulka Soomaaliya oo caawa laga badiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulalka Cumaan iyo Soomaaliya ayaa caawa dheelay cayaar ka tirsan Fifa Arab Cup oo lagu marti geliyay Dalka Qatar.

Kulanka oo ahaa mid aad u xiiso badan, ayna u soo daawasho tegeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Qatar ayaa qeybtii hore cayaarta lagu kala nastay 2-0 oo Cumaan ku hogaamineysay, inkasta Xulka Qaranka Soomaaliya ay iska lumiyeen fursado muhiim ah.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Qrybta labaad ee cayaarta ayaa markii la isku soo laabtay cayaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya waxa ay la yimaadeen cayaar wanaag ay aad ugu riyaaqeen taageerayaasha Soomaalida ee cayaarta u soo daawasho tegtay.

Soomaaliya ayaa la timid gool aad u qurux badan oo Madax ah, kaasi oo cayaarta ka dhigay 2-1, inkasta oo ay labada dhinac heleen fursado wanaagsan ayaa cayaartooyda Xulka Qaranka waxaa soo martay daqiiqaddii ugu dambeysay ee cayaarta fursad ay cayaarta bar bar uga dhigi kareen balse Goolhayaha Xulka Cumaan ayaa kubadaas badbàadiyay, waxaana ay cayaarta ku soo idlaatay guud ahaan 2-1 oo ay guusha ku raacday Xulka Cumaan.

Previous Post

Maanta oo kale waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta Caalamiga ah ee qoxootiga adduunka

Next Post

Madaxweynaha Farmaajo oo Bogaadiyey Dadaallada Xukuumadda ee Awood Siinta Ganacsatada Soomaaliyeed “SAWIRRO “

Next Post
Madaxweynaha Farmaajo oo Bogaadiyey Dadaallada Xukuumadda ee Awood Siinta Ganacsatada Soomaaliyeed “SAWIRRO “

Madaxweynaha Farmaajo oo Bogaadiyey Dadaallada Xukuumadda ee Awood Siinta Ganacsatada Soomaaliyeed "SAWIRRO "

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In