Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska 38 guurada ka soo wareegtay xornimada Jabuuti oo xalay lagu qabtay Dubai

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Xornimada Jabuuti oo Baladweyne laga xusay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo lagu maamuusayey sanad guuradii 38 aad ee kasoo wareegatay markii dowladda Jabuuti ay xornimada ka qaadatay Gumeystihii Faransiiska ayaa xalay lagu qabtay magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, halkaasi oo ay kaga qeyb galeen maas’uuliyiin uu ka midyahay Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Safiirka dowladda Jabuuti ee Imaaraadka Carabta u jooga iyo xubno kale.

Xafladda lagu weynayay markii dowladda Jabuuti ay xornimada ka qaadatay Faransiiska waxaa kaloo ka qeyb galay wax garad, aqoonyahanno iyo marti sharaf kale oo xafladda lagu casuumay, iyadoo ka qeyb galaashu ay ka sheekeeyeen taariikhdii loo soo maray xornimada Jabuuti.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Safiirka Jabuuti u fadhiya Imaraadka Carabta Danjire Cusmaan Muuse Darar ayaa hambaliyo u diray shacabka reer Jabuuti meelkasta oo ay joogaan, isagoo sanadkan kiisa kale u rajeeyay inay ku gaaraan bash bash iyo baraare.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa isna dhankiisa hambalyo ku aadan todobaadka  xoriyadda u diray Shacabka reer Jabuuti iyo shacab weynaha Soomaaliyeed, waxaana uu intaa ku daray

 

ABDULQAADIR AXMED SHEEKH  DUBAI

Previous Post

Wasiirka Arrimaha gudaha “Dhismaha dowlad goboleedka Galmudug, guddoomiyaha cusub ayay ku wareegtay”

Next Post

Xuska xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti oo lagu qabtay Beladweyne

Next Post
Ciidamo hore leh oo Jabuuti u soo dirtay Soomaaliya oo Beledweyne lagu soo dhaweeyay

Xuska xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti oo lagu qabtay Beladweyne

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In