Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska 8-da Maarso oo lagu qabtay Xudur

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Xuska 8-da Maarso oo lagu qabtay Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo loogu dabaaldegayey Xuska maalinta Hawwenka Adduunka ee 8-da Maarso waxa soo qaban qaabiyey Ururka Haweenka Degmada Xudur, ayaa waxaa ka soo qeybgalay Haween ka kala yimid xaafadaha magaalada, Mas’uuliyiin iyo marta sharaf kale.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Haweenkii ka hadlay munaasabadda ayaa soo jeediyey sidii loo joojin lahaa kufsiga iyo tacdiyadaha ka dhanka ah Xuquuqul Insaanka ee lagula kaco Haweenka Soomaaliyeed, iyagoo ka tacsiyadeeyey falkii foosha xumaa ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo kaa oo ahaa kufsi iyo dil loo geystey ilmo daโ€™da qaangaarka aan gaarin, waxayna baaq u direen Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada in cadaaladda lahorgeeyo kuwa ku kaca falalka ka dhanka ah beniโ€™aadanimada.

Ugu horeyn waxa ka hadlay munaasabada Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Bakool Faadumo Samaan waxayna aad ugu deeraatey sida ay u cambaareynayaan kufsiga iyo dilka la isugu darayo Haweenka Soomaaliyeed, waxayna intaasi ku dartey in dhibaatada joogtada ah ee lagula kaco Haweenka Soomaaliyeed aysan ka niyadjabi doonin ka qeyb qaadashada Maamulada dowliga ah, kuwa aan dowliga aheyn iyo horumarada kala duwan.

Dowlaay Ibraahim Malaak waa guddoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Tiyeeglow waxayna sheegtay in haweenka Gobolka Bakool ay yihiin kuwo jecel dowladnimo, waxayna barakacayaasha degmada Tiyeeglow u rajeysay in munaasabadaan munaasabadeeda ay ku xusi doonaan Degmada Tiyeeglow, waxayna maamulka dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ka codsatay in laga shaqeeyo sidii Haweenka iyo carruurta muddo 2 sano iyo bar barakac ku ah magaalada Xudur Degmadooda loo xureeyo, isla markaana dib u dejina loo sameeyo.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Xudur Faadumo Cabdiraxmaan Maxamuud oo khudbad dheer ka jeedisey xuska Munaasabada 8-da Maarso ayaa hambalyo dirtey Haweenka Soomaaliyeed meelkasto dunida ka joogaan, waxayna sigaar ah tacsiyo tiirayo leh ugu dirtey qoyskii ay ka baxday marxuumad Caaโ€™isha Ilyaas Cali oo kufsi iyo dilba la isugu darey kaa oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Maamul Goboleedka Puntland.

Previous Post

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeysay Geeridii ku timid Wasiirkii Dastuurka XFS

Next Post

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay xarun lagu tabbabari jiray Al-Shabaab

Next Post
Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay xarun lagu tabbabari jiray Al-Shabaab

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay xarun lagu tabbabari jiray Al-Shabaab

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In