Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta biyaha oo lagu qabtay Caabudwaaq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta biyaha oo lagu qabtay Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu xusayay 22 Maarso oo ku beegan maalinta Biyaha adduunka ayaa lagu qabtay maanta degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud

Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabiyeen xubno ka tirsan Shaqaalaha Wasaaradda Biyaha iyo korontada ayaa waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha ku-xigeenka Maamulka degmada iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Biyaha iyo Korontada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Muxiyadiin Cabdi Geele oo ah Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Degmada oo ugu horeyn ka hadlay munaasabadda lagu xusayey maalinta biyaha  iyo faa’iiudada ay biyuhu u leeyinhiin noolaha, isagoo tilmaamay inay xoogga saari doonaan arrintan.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha iyo korontada Maxamed Muuse  Axmed oo hadal ka soo jeeediyay munaasabad

Qaar kamid ah qaybaha bulshada ayaa dhankooda ka hadlay munaasabada maalinta biyaha

Guddoomiye ku-xigeenka ayaa munaasabadda maalinta biyaha ku soo hadal qaaday carruur 18-kii bishaan ku geeriyooday Baraag ay biyo ka buuxeen kuwaasi oo saddex kamid ah ay ahaaeen walaalo hal qoys ka soo wada jeeda kadib markii barkad ay doonayeen inay biyo ka cabaan ay ku dhaceen

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Biyaha iyo Korontada Mawliid Yaasiin Barre oo gabagabadii soo xiray munaasabadda ayaa ku baaqay in la xoojiyo sidii deegaanada ay biyo la’aanta ka jirta.

Sidoo kale munaasabad tan la mid ah ayaa lagu qabtay qaar ka mid ah gobollada dalka.

C/kariin Axmed Bulxan

Caabudwaaq

Previous Post

Barnaamij Loga Dodayay Hirgalinta Xeerka Saxaafada Soomaaliya Oo Nairobi Lagu Qabtay”Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xarumaha Booliska Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xarumaha  Booliska Gaalkacyo “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xarumaha Booliska Gaalkacyo “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In