Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska maalinta Caalamiga ah ee Dabargoynta Cudurka Dabeysha oo lagu qabtay Muqdisho 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
1 year ago
in Wararka
0
Xuska maalinta Caalamiga ah ee Dabargoynta Cudurka Dabeysha oo lagu qabtay Muqdisho 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa ka qeyb galey Munaasabadda Xuska maalinta Caalamiga ah ee dabargoynta Dabeysha oo sanad kasta maanta oo kale laga xuso Dunida oo dhan.

Munaasabadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee dabargoynta Cudurka Dabeysha waxaa kasoo qeyb galey Agaasimayaal, madax qeybeedyo iyo xubna sare oo ka socdey Wasaaradda Caafimaadka xubno ka socdey Hey’adaha Caalamiga ah ee Unicef iyo WHO, Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed, Dhakhaatiir iyo marti sharaf kale.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026

Munaasabadda ayaa looga hadley ahmiyadda uu lee yahay Tallaalka in la siiyo Carruurta Soomaaliyeed waalidiinta Soomaaliyeed ay ku dhiiradaan in Carruurtooda ay siiyaan Tallaalka si goor horeba looga sii fakaro mustaqbalka Caafimaad ee Caruurta Soomaaliyeed maadaama uu Cudurka dabeysha yahay mid u baahan ka hortag.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Ali Haji Aden, ayaa ugu baaqey waalidiinta Soomaaliyeed in ay fahmaan fariimaha Caafimaad ee ka imaanaya Wasaaradda Caafimaadka ee la xiriir Caafimaadka Caruurtooda iydoo si gaar ahna ay muhiim tahay in la fahmo waxtarkan Tallaalka.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an sare u qaadida wacyiga Caafimaadka iyo in bulshada Soomaaliyeed hellaan Caafimaad diyaarsan oo dhan kasta si gaar ah Wasaaraddu waxay ku baaqeysaa in Caruurta ka siiyo Tallaalka.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabbilay Safiirka Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

Next Post

Markabka sahminta shidaalka ee dalka Turkiga oo soo gaaray Muqqdisho.

Next Post
Markabka sahminta shidaalka ee dalka Turkiga oo soo gaaray Muqqdisho.

Markabka sahminta shidaalka ee dalka Turkiga oo soo gaaray Muqqdisho.

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In