Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska maalinta Cagaarshowga adduunka oo lagu qabtay Muqdisho 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Xuska maalinta Cagaarshowga adduunka oo lagu qabtay Muqdisho 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda waxaa ka soo qeybgaley Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr Ali Haji Aden, Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maxamed Cilmi, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS Dr Maryama Maxamed Xuseen, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya agaasimayaal, Dhaqaatiir iyo xubno sare oo ka kala socday xafiisyada Dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka shaqeeya Arrimaha Caafimaadka.

Xuska Maalinta Cagaarshowga Adduunka waxaa lagu muujiyaa muhiimadda beerku u leeyahay nolol caafimaad qabta, iyo baahida loo qabo in sare loo qaado ka-hortagga fayraska Cagaarshowga helitaanka baaritaan iyo daawaynta si kor loogu qaado caafimaadka Beerka, loogana hortago cudurrada beerka ku dhaca iyo in la gaaro yoolka ciribtirka Cagaarshoowga 2030.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Hal-ku-dhegga sanayaaaan ayaa ahaa “Hal Nolol Beer” (one live, liver).

Barnaamijka Qaran ee xakamaynta Cagaarshowga Soomaaliya waxaa lagu soo bandhigey macmuulaad muhiim ah oo ku saabsan farriimo wacyi ah, baaqyo iyo guubaabo la xiriira xogaha heerka xanuunada Cagaarshowga ee dalka guud ahaan iy arrimo kale oo muhiim ah.

Xafiiska Xakamaynta Cagaarshowga ee Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay si wadajir ah u marti gelliyey maalinta caalamiga ah ee cagaarshowga adduunka.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ololahaan la kaashatey bahwadaagteeda xarumaha bixiya adeegyada Caafimaadka bulshada. Sidoo kale, Ujeeddada madasha ayaa ah, sare u qaadista heerka wacyiga bulshada ee cudurkaan dilaaga ah.

Xafiiska Xakamaynta Cagaarshowga ee Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya waxa uu u mahadcelinayaa dhammaan Madaxda, Siyaasiinta, Dhaqaatiirta, Shaqaalaha Caafimaadka Ururka Dhaqaatiirta iyo kasoo qeybgalayaashii soo ajiibay munaasabadda xuska maalinta Caalamiga ah ee Cagaarshowga.

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Oo kulan la yeeshay Guddoomiyaasha Maxkamadda Racfaanka 

Next Post

Duqa Muqdisho oo deeq raashin ah u qeybiyay qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka qaba

Next Post
Duqa Muqdisho oo deeq raashin ah u qeybiyay qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka qaba

Duqa Muqdisho oo deeq raashin ah u qeybiyay qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka qaba

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In