Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska maalinta CXD Soomaaliyeed oo Cadaado lagu qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Xuska maalinta CXD Soomaaliyeed oo Cadaado lagu qabtay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciimada xoogga dalka Qeybtooda 21-aad ee ku sugan magaalada Cadaado ayaa maanta waxa ay dhinacooda sameeyeen munaasabad ay ku waynaynayaan  12-ka April oo kuna beegan 56-sano guuradii ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga oo maanta ka dhacday meelo badan oo dalka ka mid ah.

Taliyaha qeybta 21-aad sareeyo guuto, Cabdi Yusuf Maxamed (Faadaco) oo ah abaanduulaha qeybta, gaashaanle sare C/laahi Adan Cirro   iyo saraakiishaba ayaa ka qayb galay dabaaldaga ay ciidamadu samaynayeen, waxaana taliyuhu uu hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil xigeenada, alifleyda iyo dableyda ka tirsan xoogga dalka iyo xaasaskoodaba.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhamme Cali Cartan Aadan, oo muddo dheer ka mid ahaa xoogga dalka ayaa sheegay in Soomaaliya ay lahayd ciidan  militari Africa ka tilmaanan uuna rajeynayo in mar kale dib loo gaarsiiyo heerkaas.

Madaxwayne ku xigeenka dawlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa isna u hambalyeeyay ciidamada xoogga dalka ee ku sugan deegaanada ay maamulaan, waxaana uu sheegay in wax badan ay ka caawiyeen dhinaca nabadgalyada iyo la dagaalanka kooxda Al-shabaab, maadaama Galmudug ay wali curdan tahay.

DSC0621711 DSC0622511 DSC0622711 DSC0623011 DSC0623711 DSC0623811 DSC0623911 DSC0624011 DSC0624211 DSC0624311 DSC0624711 DSC0624811 DSC0625311 DSC0626211 DSC0626411 DSC0626611

W/D: Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Xuska 12-ka April oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga “SAWIRRO”

Next Post

Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga oo u hambalyaysay CXD Soomaaliyeed-Sawirro

Next Post
Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga oo u hambalyaysay CXD Soomaaliyeed-Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga oo u hambalyaysay CXD Soomaaliyeed-Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In