Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuuthiyiinta  Yeman oo sheegay inaay dileen Madaxweynahii hore ee Yeman

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Xuuthiyiinta  Yeman oo sheegay inaay dileen Madaxweynahii hore ee Yeman
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War kasoo baxay waaxda Arrimaha Gudaha u qaabilsan Xuuthiyiinta ka dagaalama Yeman ayaa sheegaya in Madaxweynahii hore ee Yeman Cali Abdalle Saalax ay ku dileen qarax  gurigiisa ay ugu xireen.

Wakaaladda Reuters oo soo xigatay Raadiye ku hadla Af Xuuthiyiinta ayaa sheegyay in Saalax Maanta lagu dilay magaalada Sanca ka dib markii qarax weyn loogu xiray Gurigiisa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Si kastaba, ha ahaatee  xoghayaha guud ee Congress-ka Yeman ayaa sheegaya in Cali Abdalle Saalax uu xaalkisa wanaagsanyahay oo uu nool yahay.

Goob joogayaal ku sugan Magaalada Sanca ayaa Reuters u sheegay in Dagaalamayaasha Xuuthiyiinta ay qarxiyeen guriga madaxweynahi hore ee Yaman oo ku yaalay Bartamaha Sanca.

Afhayeen u hadlay Kooxda Xuuthiyiinta sheeganaya dilka Cali Cabdalle Saalax oo lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Salaam ayaa sheegay in kooxdiisu ay gacanta ku hayaan guriga wiil uu dhalay Madaxweyne Saalax iyo qaar kamid ah Ehelkiisa.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo” Dowladda waxaa ka go’an dhismaha Ciidan Qaran oo tiro iyo tayo ahaan ku filan iney la wareegaan Amniga

Next Post

Warbixin:- Haweenku waa udub dhexaadka bulshadeena

Next Post
Warbixin:- Haweenku waa udub dhexaadka bulshadeena

Warbixin:- Haweenku waa udub dhexaadka bulshadeena

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In