Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Yaa Adkaaday Galabta Afartii Kooxod Ee Ugu Hooseyay Horyaalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Yaa Adkaaday Galabta Afartii Kooxod Ee Ugu Hooseyay Horyaalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afarta Kooxod ee ugu hooseysa Horyaalka Soomaaliya ayaa galabta Ciyaaray ayado isku waqti ay bilaabatay Ciyaartooda Gadiidka waxay la ciyaartay Waxool halka Madbacadda ay la ciyaartay Batroolka Ciyaarahasi ayaa isku waqti waxaa looga  dhigay in aysan isdeyn kooxaha u tartamaya ka sii mid ahaanshaha horyaalka soomaaliya ayadoo la diidayo in ay is deeyan ama wax musuq maasuq ah uusan ka dhex dhicin sida nadaamka ah waxay wada ciyaraan hal waqti kooxaha sidaasi ooo kale natiijadooda ay isugu xiran
Madbacadda 4-1 ayeey ugu adkaatay Batroolka halka Gadiidka 3-1 ay ugu adkaatay Kooxda Waxool
kala sareynta ayaa ah sidaan
MADBACADDA  18 DHIBCOD
GADIIDKA        15 DHIBCOOD
BATROOLKA     12 DHIBCOOD
WAXOOL          11 DHIBCOOD

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo ku aaddan Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka u diray Wariyeyaasha Soomaaliyeed

Next Post

Wasiir Maareeye oo shir guddoomiyay shir ku saabsan iskaashiga Ganacsi Soomaaliya iyo Turkey oo Istanbul ka dhacay+sawirro

Next Post
Wasiir Maareeye oo shir guddoomiyay shir ku saabsan iskaashiga Ganacsi Soomaaliya iyo Turkey oo Istanbul ka dhacay+sawirro

Wasiir Maareeye oo shir guddoomiyay shir ku saabsan iskaashiga Ganacsi Soomaaliya iyo Turkey oo Istanbul ka dhacay+sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In