Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Yaa ku guuleysan doona Kursiga Kenya iyo Jabuuti Ku Tartamaya ee Golaha Ammaanka ee QM maanta ?

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Yaa ku guuleysan doona Kursiga Kenya iyo Jabuuti Ku Tartamaya ee Golaha Ammaanka ee QM maanta ?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladaha Kenya iyo Jabuuti ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay ku tartami doonaan Kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, kaasi oo la wada sugayo Natiijada kasoo bixi doonta.

Codka ayaa waxaa uu qorshahu yahay inay dhiibtaan 193 waddan oo kamid ah Golaha Ammaanka Qaramada, iyadoona Kenya iyo Jabuuti midka kusoo baxa Codeynta uu kursigaas muhiimka heyn doono mudada labada sano ee soo socota 2021-2022.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Natiijada codeynta ayaa soo bixi doonta 7:30 fiidnimo caawa ee saacada geeska Africa.

Guusha Kursi

Kursigan ayaa sidoo kale waxa u tartamaya dalal kale oo ay kamid yihiin: India, Mexico, Canada, Ireland iyo Norway , si loogu guuleysto kursiga waa in waddanka uu hela 3-dex meelood 2-ba meel codadka ay bixinayaan wadamada xubnaha ka ah QM ee codeyn kara.

Djibouti waxa ay haysata fursado badan oo ay ku hanan karto kursigan, waxa dalkeeda fariisin Military ku leh 4 kamida dalalka uga awooda leh dunida sida Mareykanka, Shiinaha, Franciska, Iyo Ingiriiska, waana fursad saacidi karto.

Kenya ayaa iyadana ku doodaysa in ay uga cad-cadahay tartanka marka loo eego Djibouti iyo dalalka kale kula loolamaya ayna haysato taageerada ururka midowga Africa ayna sameysay gallaangal diblomasi, balse la arki doone cida guusha raacdo caawo haddii uu Eeba idmo.

Tags: Yaa ku guuleysan doona Kursiga Kenya Iyo Jabuuti Ku Tartamaya ee Golaha Ammaanka Ee QM maanta ?
Previous Post

Shacabka Gaalkacyo oo Ciidanka Xoogga ku amaanay joojinta colaadi ka taagneeyd muddo dheere

Next Post

Ruushka, Turkiga iyo Iiraan ayaa kulan gaar ah ka yeelanaya arrimaha Suuriya.

Next Post
Ruushka, Turkiga iyo Iiraan ayaa kulan gaar ah ka yeelanaya arrimaha Suuriya.

Ruushka, Turkiga iyo Iiraan ayaa kulan gaar ah ka yeelanaya arrimaha Suuriya.

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In