Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Yuusuf Dabadgeed: Hiiraan dhowaan howlgalo ayaa ka bilaaban doona

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Yuusuf Dabadgeed: Hiiraan dhowaan howlgalo ayaa ka bilaaban doona
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormeerkan ayaa waxaa hor kacayay guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa waxaa u jeedkiisa uu ahaa la socoshada xaaladaha amni ee tuulooyinka hoos yimaada magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaas.

Tuulooyinka ay kormeereen mas’uuliyiinta ayaa waxaa kamid ah Ceel Gaal, Bacaad, Jawiil iyo kuwo kale, sida uu warbaahinta qaranka u sheegay colonel Isxaaq Cali Cabdulle, taliyaha qeybta booliiska ee gobolka Hiiraan.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar dabageed, ayaa sheegay in xaaladda deegaanadii ay kormeereen ay wanaagsan tahay isla markaana loo baahan yahay in amniga laga wada shaqeeyo.

Waxaa uu inta ku daray in shacabka gobolka looga baahan yahay in ay la shaqeeyaan ciidanka amniga si looga adkaado maleeshiyaadka Al-shabaab ee dhibaatada ku haya dadka shacabka ah.

“Gobolka Hiiraan howlgal ayaa ka socda oo ay wadaan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM, howlgalkaas waxaa la rabaa dadka reer Hiiraan in ay taageeraan oo caanaha iyo biyaha ka daba qaadaan ciidanka isla markaana daweeyaan kuwa dhaawacma,” ayuu yiri Dabageed.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale xusay in dadka oo dhan hal dhinac laga soo wada jeesto si loola dagaalamo Al-shabaab isla markaana dhibaatada looga baxo.

Previous Post

Doorashada kursi golaha shacabka ka banaan oo Garoowe ka dhacaysa

Next Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo ku guuleystay Doorashada Kursi ka banaanaa Golaha Shacabka oo ka dhacday Garoowe

Next Post
Wasiirka Qorsheynta XFS oo ku guuleystay Doorashada Kursi ka banaanaa Golaha Shacabka oo ka dhacday Garoowe

Wasiirka Qorsheynta XFS oo ku guuleystay Doorashada Kursi ka banaanaa Golaha Shacabka oo ka dhacday Garoowe

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In