Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

   Zenit oo u dhaw in ay gaarto Record kooxo fara badan ay ku fashilmeen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
   Zenit oo u dhaw in ay gaarto Record kooxo fara badan ay ku fashilmeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda kubada cagta zenit Petersburg ee ka dhisan horyaalka dalkaasi Ruushka ayaa doonaysa in markii ugu horeysay ay noqoto koox adkaata dhamaan kulamada koobka kooxaha qarada yurub ee champions league kadib markii ay adkaatay kulanki shanaad ee is xiga kulan ay la ciyaartay kooxda Velencia oo ka dhisan horyaalka la ligaha dalka Spain.

Zenit ayaa waxaa ka go,an in ay ku biirto kooxaha Ac Milan. Real Madrid. Paris Saint. Spartak Moscow. Barcelona, kuwaa oo wada adkaaday dhamaan 6 kulan ee koobka kooxaha qarada yurub ee champions league. 1992-93 Ac Milan ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay ee adkaata dhamaan lixda kulan ee wareega group yada ee horyaalka kooxaha qarada yurub.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026

Sidoo kale dhamaan lixdaasi kulan waxaa laga dhaliyay Milan hal gool oo quraa waana kooxda Kaliya ee laga dhaliya hal gool lixda kulan ee wareega group da koobka kooxaha qarada yurub ee champions League halka ay dhalisay 11 gool ayadoo xiligaasi na ay ku guuleysatay koobka. 1994-95 Paris Saint Germain oo ka dhisan faransiiska ayaa barbareysay recordkaasi Milan,

waxaana ay adkaatay dhamaan lixdii kulan ee group ka balse waxaa laga dhaliyay sadex gool Halka ay dhalisay 13 gool. 1995-96 Spartak Moscow ayaa Sidoo kale adkaatay dhamaan lixda kulan ee koobka kooxaha qarada yurub,

waxaana ay dhalisay 15 gool Halka laga dhaliyay afar gool oo quraa. 2002-03 Barcelona oo ka dhisan Spain ayaa Sidoo kale waxaa ay adkaatay dhamaan lixda kulan ee koobka kooxaha qarada yurub ee champions league waxaana ay dhalisay Sadex iyo toban gool Halka laga dhaliyay afar gool oo quraa. 2011-2012

Real Madrid ayaa markii labaad sameysay recordkaasi kadib markii ay adkaatay dhamaan lixdii kulan ee wareega group ka 19 gool ay dhalisay Halka laga dhaliyay Laba gool oo quraa waxaana ay u soo dhawaatay kooxda Milan oo hal gool oo quraa laga dhaliyay lixda kulan ee wareega group ka sanadkii 1993.

Real Madrid waxaa kaloo ay noqotay kooxda Kaliya ee markii labaad sameysa record ka ayadoo Sidoo kale ay tahay kooxdi ugu danbeysay ee sameysa. Zenit Petersburg hadii ay adkaato kulanka ka dhiman wareega group ka waxaa ay noqon doonta kooxdii ugu danbeysay ee sameysa record kaasi ayadoo Sidoo kale noqoneysa kooxdii labaad ee ka dhisan dalka ruushka oo sameysa recordkaasi ayadoo hore ay u sameysay kooxda Spartak Moscow

W/D Axmed Salaad Shiiqoow

Previous Post

Shir weynaha Qaran ee Warbaahinta oo maanta lagu wado in lagu soo gabagabeeyo Magaalada Muqdisho

Next Post

Saxaafadda gaarka loo leeyahay oo talooyin ka soo jeedisay shirka Qaran ee Warbaahinta Soomaaliya

Next Post
Shir weynaha Qaran ee Warbaahinta oo maanta lagu wado in lagu soo gabagabeeyo Magaalada Muqdisho

Saxaafadda gaarka loo leeyahay oo talooyin ka soo jeedisay shirka Qaran ee Warbaahinta Soomaaliya

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In