Thursday, January 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐ž๐ฒ ๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐ž๐ฒ ๐‡๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ญ๐š๐๐š ๐€๐d๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐že ๐–๐…๐

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 months ago
in Wararka
0
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐ž๐ฒ ๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐ž๐ฒ ๐‡๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ญ๐š๐๐š ๐€๐d๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐že ๐–๐…๐
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatey Wakiilka Hayโ€™adda Cuntada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga wadajirka ah ee lagu yareynayo gaajada iyo nafaqo-darrada, loogana hortagi lahaa dhimashada carruurta Soomaaliyeed ee la tacaalaysa macaluusha.

Related posts

Howlgal lagu jebiyay Khawaarijta oo ka dhacay Nawaaxiga Buula-Xaaji

Howlgal lagu jebiyay Khawaarijta oo ka dhacay Nawaaxiga Buula-Xaaji

January 14, 2026
Masโ€™uuliyiin ka tirsan DFS oo booqasho ugu tegay Garaad Jaamac

Masโ€™uuliyiin ka tirsan DFS oo booqasho ugu tegay Garaad Jaamac

January 14, 2026

Kulanka ayaa lagu gorfeeyay xoojinta barnaamijyada nafaqada ee bulshada, gaar ahaan kuwa hooyooyinka iyo carruurta, horumarinta xalal hal-abuur leh oo dhiirrigeliya isticmaalka cuntada maxalliga ah, iyo dhisidda nidaam sahay waara oo hubiya in cuntada nafaqada leh iyo daawooyinka muhiimka ah ay si joogto ah ugu gaaraan dadka ugu nugul, gaar ahaan meelaha ay dhibaatooyinka ugu badan ka jiraan.

Sidoo kale, waxaa la isla gartay in la xoojiyo ururinta kheyraadka si loo fuliyo ballanqaadyadii ka soo baxay shirkii Nutrition for Growth ee la qabtay bishii Febraayo 2025, iyadoo la dhisayo guddi wadajir ah oo mideeya ololaha iyo qorsheyaasha la xiriira. Waxaa intaa dheer in la kobciyo iskaashiga cusub oo ay ku lug leeyihiin ganacsatada dalka, qurbo-joogta iyo hayโ€™adaha samafalka gaarka loo leeyahay.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo heyโ€™adda WFP ayaa si wadajir ah u muujiyay sida ay muhiimka u tahay in la helo taageero joogto ah oo wax ku ool ah, si loo xaqiijiyo mustaqbal caafimaad iyo nolol badbaado leh oo carruurta Soomaaliyeed ay helaan.

Previous Post

Xogta horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay gobolka Bakool

Next Post

Danjiraha JFS ee Shiinaha oo lagu guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga

Next Post
Danjiraha JFS ee Shiinaha oo lagu guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga

Danjiraha JFS ee Shiinaha oo lagu guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga

Howlgal lagu jebiyay Khawaarijta oo ka dhacay Nawaaxiga Buula-Xaaji

Howlgal lagu jebiyay Khawaarijta oo ka dhacay Nawaaxiga Buula-Xaaji

January 14, 2026
0

Howlgal culus oo saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Buulo-Xaaji ee...

Masโ€™uuliyiin ka tirsan DFS oo booqasho ugu tegay Garaad Jaamac

Masโ€™uuliyiin ka tirsan DFS oo booqasho ugu tegay Garaad Jaamac

January 14, 2026
0

Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ย ...

Wafdiga Dowladda JFS oo qado sharaf loogu sameeyay Laascaanood

Wafdiga Dowladda JFS oo qado sharaf loogu sameeyay Laascaanood

January 14, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi (Timacadde), oo ay wehliyaan Wasiirada...

Shirka ka jawaabista abaaraha iyo amni darrada cuntada dalka oo la soo gabagabeeyay

Shirka ka jawaabista abaaraha iyo amni darrada cuntada dalka oo la soo gabagabeeyay

January 14, 2026
0

Waxaa magaalada Moqdisho ku soo gabagaboobay, Shirka Ka-Jawaabista Abaaraha iyo Amni-Darrada Cuntada dalka kadib dood iyo xog is-weydaarsi miro-dhal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In