Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐“๐ˆ๐‚๐€๐ƒ๐Ÿ–

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐“๐ˆ๐‚๐€๐ƒ๐Ÿ–
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka socda magaalada Tunis ee dalka Tunisia, ayaa tilmaamay muhiimadda ay taagerada dowladda Japan u leedahay xasillinta amniga iyo dhismaha hay’adaha dowladda.

Related posts

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

April 5, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in amniga iyo degenaanshaha ay yihiin wax aan gorgortan laga geli karin, si horumar bulsho iyo isku filnaansho dhaqaale loo helo, isagoo xusay in isbadelka cilmillada iyo colaadaha dunida ka jira ay saameyn xoog leh ku yeesheen nolosha bulshada, xili dalka ay ka jiraan abaaro saameeyey dadka iyo duunyada.

“Waxaan jeclaan lahaa in aan qiro, muhiimadda ay leedahay Kaalmada Japan, gaar ahaan, dadaallada kor loogu qaadayo tayada booliiska iyo hay’adaha amniga, bixinta nidaamyada isgaarsiinta ee Booliiska Soomaaliya iyo taageerada warshadaha gudaha ee muhiimka ah, si kor loogu qaado shaqada loona hagaajiyo hab-nololeedyada”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamse.

Mudane Xamse ayaa xusay ahmiyadda ay leedahay taageerada dowladda Japan ee xiligan, si looga miro dhalayo hadafyada waaweyn ee la higsanayo ee dhinacyada amniga, wax ka qabashada colaadaha, abaaraha iyo isbeddelka cimillada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa inta uu socday shirka caalamiga ee TICAD8, kulamo doceedyo la yeeshay madaxda ka qeyb galaysa shirka, isagoo kala hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya.

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga Oo kulan La Qaatay Mas’uuliyiinta Rugta Ganacsigaย 

Next Post

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Aljeeriya

Next Post
Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Aljeeriya

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Aljeeriya

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka haysta baasaboorrada...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In