Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 months ago
in Wararka
0
๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu, deeq lacageed oo dhan 2 milyan oo dollar iyo raashin loogu talagalay in lagu caawiyo dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira dalka.

Safiirka Shiinaha Mudane Wang Yu, ayaa xusay in dowladdiisu ay sii wadi doonto taageerada ay siiso shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan gurmadka abaaraha, iyo ka hortagga musiibooyinka kale ee dalka, isagoo tilmaamay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga labada dal ee dhinaca gargaarka iyo horumarinta bulshada.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa uga mahadceliyay Dowladda iyo shacabka Shiinaha taageerada joogtada ah, isagoo sheegay in deeqdan lagu caawin doono dadka ku nool 72 degmo oo ka tirsan gobollada dalka kuwaas oo ay saameysay abaarta, gaar ahaan 45 degmo oo xaalad degdeg ah ku sugan. Wuxuu sidoo kale xusay in taageeradan ay muhiim u tahay ilaalinta nolosha dadka abaaraha saameeyeen, gaar ahaan carruurta, haweenka, iyo qoysaska nugul.

Previous Post

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

Next Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In