Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜… ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—•๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฒ-๐—ต๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜… ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—•๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฒ-๐—ต๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka Qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha, Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi iyo Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta ahna ku-simaha Wasiirka, Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir.

Raโ€™iisul Wasaare Xamse ayaa ka dhageystay, isla markaana suโ€™aalo muhiim ah ka weydiiyay masuuliyiinta wasaaradaha qorshooyinka hawleed iyo ballanqaadyada waxqabad ee ay soo bandhigeen kuwaas oo la doonayo in la fuliyo sanadka cusub ee 2023, iyada oo lagu saleynayo siyaasadda iyo barnaamijka xukuumadda #DanQaran.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niรฑo iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niรฑo iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Raโ€™iisul Wasaaruhu waxuu kula dardaarmay wasiirrada in la xoojiyo wadashaqaynta ka dhaxeysa heyโ€™adaha kale ee dowladda, Isla-xisaabtanka iyo daahfurnaanta, si guulo wax ku ool ah looga gaaro arrimaha horqabadka u leh Xukuumadda.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada oo qaadaneysa Macallimiin cusub

Next Post

Guddoomiye Maxamuud Macalim oo Ankara kula kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda TIKA

Next Post
Guddoomiye Maxamuud Macalim oo Ankara kula kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda TIKA

Guddoomiye Maxamuud Macalim oo Ankara kula kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda TIKA

Shirka u-diyaargarowga Super El Niรฑo iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niรฑo iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In