Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo qaadaneysa Macallimiin cusub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
DAAWO: Barnaamijka Waxbarashada ee todobaadkan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada,Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadanaysa Saddex kun oo Macallimiin ah, si kor loogu qaado tayada macallimiinta Soomaaliyeed.

Hadaba halkan ka akhriso War-saxaafadeedka ay Wasaaradda ka soo saartay arrintan, iyadoo sidoo kale soo dhaweysay ansixinta miisaaniyadda 2023-ka oo ay Xildhibaannada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa gole ay meel mariyeen.

Related posts

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026

Previous Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Next Post

𝗦𝗮𝗱𝗱𝗲𝘅 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱 𝗼𝗼 𝗠𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗚𝘂𝗱𝗯𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗕𝗮𝗹𝗹𝗮𝗻𝗾𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗤𝗼𝗿𝘀𝗵𝗲-𝗵𝗼𝘄𝗹𝗲𝗲𝗱𝗸𝗼𝗼𝗱𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟯

Next Post
𝗦𝗮𝗱𝗱𝗲𝘅 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱 𝗼𝗼 𝗠𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗚𝘂𝗱𝗯𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗕𝗮𝗹𝗹𝗮𝗻𝗾𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗤𝗼𝗿𝘀𝗵𝗲-𝗵𝗼𝘄𝗹𝗲𝗲𝗱𝗸𝗼𝗼𝗱𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟯

𝗦𝗮𝗱𝗱𝗲𝘅 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱 𝗼𝗼 𝗠𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗚𝘂𝗱𝗯𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗕𝗮𝗹𝗹𝗮𝗻𝗾𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗤𝗼𝗿𝘀𝗵𝗲-𝗵𝗼𝘄𝗹𝗲𝗲𝗱𝗸𝗼𝗼𝗱𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟯

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BEIJING):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo magaalada Beijing ee xarunta dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In