Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

10 Xildhibaan oo lagu doortay Magaalooyinka Muqdisho, Dhuusamareeb, Garoowe “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta Galmudug oo xukun 15-sano oo xabsi ciidan ku riday askari ka tirsan Kumaandooska Gor-gor.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa lasoo gabagabeeyay doorashada 10 xubnood oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya.taas oo ka kala dhacday magaalooyinka Muqdisho, Dhuusamareeb iyo Garoowe.

Magaalada Muqdisho oo ay yaallaan kuraasta gobollada waqooyi ee maamulka Soomaaliland .Doorashada oo kadhacday dhacday hoolka dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska ee Jeneral Kaahiye ayaa maanta lagu doortay saddex Mudane oo kala ahaa Xildhibaan Siciid Maxamed Maxamuud oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HoP#244, Ifraax Maxamed Cawad oo ku guuleystay kursiga sumaddiisu tahay HoP#037iyo Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir oo ku guuleystay Kursiga tirsigiisu yahay HoP#238 ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu doortay saddex Mudane oo kala ah Xildhibaan, Saadaq Cumar Xasan (Joon) oo ku soo baxay kursiga Sumadiisa tahay HoP#248. Xildhibaan Maxamed Ibraahim Cali oo ku oo ku guuleystay Kursiga Sumadiisu yahay HoP#064 iyo Qaali Axmed Diiriye oo ku guuleestay kursiga tirsigiisu yahay HoP#096 ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya..

Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Gobaleedka Puntland ayaa waxaa lagu doortay saddex Mudane oo kala ah Xildhibaan Maxamed Cabdiraxamaan Axmed Xalayle ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#128 ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya . Xirsi Jaamac Gaani oo asne ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#223 ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya.Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#232 ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya.Cabdi khafaar Cilmi Xaange ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#144 ee golaha shacabka ee ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya.

Doorashada maanta kala dhacday saddexda Magaalo oo ku soo gabagaboowday jawi nabdoon.

Previous Post

Joint Statement of the Official Bilateral Meeting of Ministers of Foreign Affairs of Rwanda and Somalia

Next Post

XFS oo go’aamisay in dib looga soo celiyo ciidankii la geeyey Beledweyne

Next Post
XFS oo go’aamisay in dib looga soo celiyo ciidankii la geeyey Beledweyne

XFS oo go'aamisay in dib looga soo celiyo ciidankii la geeyey Beledweyne

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In