Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

140 Soomaali ah oo dib u dajin ka helay Mareykanka oo dib loogu celiyey xeryaha qaxootiga Kenya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
140 Soomaali ah oo dib u dajin ka helay Mareykanka oo dib loogu celiyey xeryaha qaxootiga Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakaaladda wararka AP ayaa qortey in 140 Soomaali ah oo dib u dajin ka helay Mareykanka in dib loogu celiyey xeryaha qaxootiga dalka Kenya.

Dadkan ayaa waxaa sameeyay go’aanka Madaxeyne Donald Trump uu ku hakiyey soo galootiga ka imaanaya wadamo toddobo ah oo Soomaaliya ay ka mid tahay.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Ma cadda xilliga ay dadkan ay tagayaan dalka Mareykanka maadama maxkamad Mareykanka ay amartey in meesha laga saaro xannibaadda qaxootiga.

Maxkamad Mareykan ayaa amar ku bixisay in dib loo billaabo dadka qaxootiga ee ka immaanaya toddobo wadan oo Islaam ah waxaana ku jira Soomaaliya.

“Sidee dareemeysaa haddii maalin aad saaxibkaa u sheegtay in ay u socotid Mareykanka haddana aad ku tiraahdo waan soo laabtey” sidas waxaa wakaaladda wararka AP u sheegay Nadiir Xasan oo ah 28-jir.

Wuxuu sheegay in 27 sanno uu qaxooti ku ahaa xeryaha qaxootiga dalka Kenya balse uu ku rajo weynaa in ay nolal cusub u billaabato sannadkan maadama uu u socdo dalka Mareykanka.

Si kastaba,Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay xireyso xeryaha dhadhaab oo ay ku nool yihiin in ka badan 250,000 oo qof oo qaxooti ah kuwaasoo ay ku jiraan Soomaali badan oo dib u dajin ka helay dowladda Mareykanka.

Afhayeen u hadlay QM ayaa sheegtey Sabtidii in dadkas oo laabanaya la dajin doono xero qaxooti oo ku taalla,Kakuma, halkaasoo ay deggan yihiin dad ka yimid Koonfurta Sudan.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka oo Sheegay in Wixii ka dambeeya Berrito ay Waddooyinka Magaalada Xiranyihiin

Next Post

Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden oo la kulmay baarlamaanka dalkaas

Next Post
Safiirka  Cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden oo la kulmay baarlamaanka dalkaas

Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden oo la kulmay baarlamaanka dalkaas

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In