Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

153 qof oo ku dhimatay weerarro ka dhacay Paris

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan, Wararka
0
153 qof oo ku dhimatay weerarro ka dhacay Paris

ATTENTION EDITORS - VISUAL COVERAGE OF SCENES OF INJURY OR DEATH A general view of the scene shows rescue service personnel working near the covered bodies outside a restaurant following a shooting incident in Paris, France, November 13, 2015. REUTERS/Philippe Wojazer

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 153 qof oo rayid ah ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarro argagixiso oo xalay ka dhacay magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska.

200 oo qof ayaa ku dhaawacantay weerarradan oo ah kuwii ugu xumaa ee soo mara daka Faransiiska.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

99  ka mid ah dadka dhaawaca ah waxaa la sheegayaa in dhaawacyadoodu culus yihiin.

Wakaaladda Wararka Faransiiska ee AFP ayaa ka soo xigatay mas’uuliyiin Faransiis ah in khasaaraha dhacay uu yahay mid hor dhac ah, ay waqti kasta kor u kici karto tirade dhimashada iyo dhaawaca.

Weerarradan dhimashada badan dhaliyay waxaa fuliyay kooxo hubeysan oo weeraray garoon kubbadda lagu ciyaaro oo ku yaalla woqooyiga Paris.

Qaar ka mid ah kuwa weerarka fuliyay waxay qarxiyeen suuman qarxa oo ay wateen, halka qaar ka mid ah weerarrada loo adeegaday qoryaha darandoorriga u dhaca.

Kooxaha hubeysani waxay sidoo kale weerareen makhaayado lagu caweeyo oo ku yaalla  dhanka bari ee magaalada Paris.

Booliska Paris ayaa sheegay in ugu yaraan 8 nin oo hubeysan ay ka qeyb qaateen weerarradan argagixiso, kuwaas oo 3 ka mid ah ay is qarxiyeen. Warar kale ayaa sheegay in 7 ka mid ah kuwa weerarrada qaaday ay xirnaayeen suuman qarxa, halka mid 8aadna ay boolisku toogteen.

Weerarka ugu dhimashada badani waxa uu ka dhacay  hool xafladaha iyo dabbaal degyada lagu dhigo oo ku yaalla waddada 11aad ee caasimadda Paris. Halkaas waxaa ka dhacay xasuuq ay ku dhinteen 100 qof ka dib markii ay dhowr nin oo hubeysan dad ku go’doomiyeen rasaasna oodda uga qaadeen.

Sida ay ku warrameen mas’uuliyiinta Faransiisku , weerarradani waxay ka dheceen ugu yaraan 7 goobood ugu yaraan mid ka mid ahna waxa uu ahaa ismiidaamin.

Previous Post

Taliska nabadgelyada waddooyinka oo laga hirgelinayo dhismo cusub “SAWIRRO”

Next Post

Taliye Xaamud” Askariga Booliska Soomaaliyeed waxaa ku imtixaanaynaa Aqrinta iyo Qorista Farta Soomaaliga ”

Next Post
DAAWO SAWIRO:- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan.

Taliye Xaamud'' Askariga Booliska Soomaaliyeed waxaa ku imtixaanaynaa Aqrinta iyo Qorista Farta Soomaaliga ''

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In