Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

17 Qof oo ku dhimatay Duufaanno ka dhacay Dalka Madagascar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
17 Qof oo ku dhimatay Duufaanno ka dhacay Dalka Madagascar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Ugu yaraan 17 Qof ayaa ku dhimatay Kumanaan Dad ahna way ku barakaceen Duufaano xooggan oo ku dhuftay qaybo ka mid ah Dalka Madagaskar, sida ay warbaahinta u sheegeen Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Axaddii Shalay ahayd.

Duufaanta lagu Magacaabo Eliakim; oo wadata Dabaylo ayaa Saacaddiiba jaraysa masaafa dhan 105 Kiiloo Mitir oo u dhiganta (65 mayl) , iyadoo kasoo talloowday Xeebaha Waqooyi bari ee jasiiradda Badweynta Hindiya Jimcihii dhawaa.

Tirada ugu dambaysay ee dhimashada Dadka ayaa waxaa ku dhawaaqay Xafiiska maareynta musiibooyinka ee Dalka Madagaskar, wuxuuna sidoo kale sheegay in 15,000 oo Qof ay saameysay Duufaanta Eliakim.

Hay’adda musiibooyinka ayaa sidoo kale sheegtay in Duufaantan oo wadata Dabaylo iyo Daadad xooggan oo ka dhashay Roobab halkaasi ka da’ay ay bur-buriyeen 630 Guro ah, iyadoo laga baqdin qabo inay dhimashadu intaa ka badato.

Bishii Jannaayo ayay ahayd markii ay Dalkaasi ka dhacday Duufaanta Ava ; taasoo ay ku Naf waayeen 51 Qof , 78 Qof ayaa sidoo kale ku dhimmatay Duufaanta Enawo; oo iyana halkaasi ka dhacday Bishii March ee Sanadkii hore.

Madagascar, oo ka mid ah Dalalka ugu Saboolsan Caalamka, ayaa waxaa ka dhacay Afartameeyo Duufaanno ah Tobankii Sano ee lasoo dhaafay, kuwaasoo u geystay waxyeellooyin xooggan kagana tagay raadad fool xun.

XIGASHO: SONNA

Previous Post

Maamulka degmada Mahadaay oo ka hadlay Xaaladda Amniga iyo Biyaha uu keenay Wabiga Shabeelle

Next Post

Wasiir Maareeye oo la kulmay Wafdiga ka socda dalka Masar+Sawirro

Next Post
Wasiir Maareeye oo la kulmay Wafdiga ka socda dalka Masar+Sawirro

Wasiir Maareeye oo la kulmay Wafdiga ka socda dalka Masar+Sawirro

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In