Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

18 ruux oo ku geeriyootay qarax saaka ka dhacay duleedka Muqdisho-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
18 ruux oo ku geeriyootay qarax saaka ka dhacay duleedka Muqdisho-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

18 ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootay gaari nooca dadweynaha qaada ee loo yaqaano Mini-bus kadib markii uu ku qarxay bomb la dhigay waddada dhicaceeda subaxnimadii saaka oo Khamiis ah, dhacdada ayaa ka dhacay deegaanka la foole oo ku dhaxeeya magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.

“Dhammaan 18 qof ee saarnaa waa ay geeriyoodeen. Bombka ayaa ahaa midka meelaha fog fog laha hago ee remote-ka ah,” sidaasi waxaa sheegay C/qaadir Maxamed oo ah sarkaal booliiska ka tirsan oo goobta tagaya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Nuur Axmed,  waxaa uu wade ka yahay mid kamid ah gawaarida dadweynaha ee isticmaala waddaas waxaana uu wakaalada Reuters u sheegay in gaariga miinada lala eegtay uu dhaafayay gaari kale oo ay ciidan saran yihiin, hase yeeshee kii askarta ay la soctay uusan waxba soo gaarin.

Dadka ku dhintay gaariga ayaa waxaa kamid ah haween iyo carruur, waxaana ay ku sii jeedeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose oo 30km u jirta magaalada Muqdisho.

2 aaaaaaaaaaa-1 d daad rrrr-1 s

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka oo kormeerey wadda wadnaha-Sawirro

Next Post

Galmudug oo boolis cusub tababar ugu furtay degmada Cadaado-Sawirro

Next Post
Galmudug oo boolis cusub tababar ugu furtay degmada Cadaado-Sawirro

Galmudug oo boolis cusub tababar ugu furtay degmada Cadaado-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In