Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka oo kormeerey wadda wadnaha-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobolka oo kormeerey wadda wadnaha-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waddada wadnaha oo haatan ay ka socoto dib u dayactir balaaran ayaa waxaa kormeer ku tagay guddoomiyaha gobalka  Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), isagoo indha indheeyay sida ay u socoto dayactika waddada wadnaha oo lagu dhisaayo lacagta canshuurta guryaha caasimada ku yaala ee ay leeyihiin dadka ku nool Muqdisho.

Duqa magaalada Muqdisho ayaa kula dardaarmay howl wadeenada dhisaayo waddadada wadnaha in dhismaha waddada uu noqodo mid tayo leh oo muddo dheer jira kar isla markaana ay ku  nacfiyaan bulshada Soomaaliyed ee hourmar doonka ah, iyadoo intaasi kadib uu guddoomiyaha gobalka Banaadir la hadlay Warbaahinta.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026

Dhanka kale, duqa magaalada Muqdisho mudane Madaale ayaa waxa uu booqday xarunta kuliyada sportska ee dowlada hoose iyo garoonka Stadium Banaadir, halkaasi oo ay ku tababarayeen ciyaartoyda mataleysa kooxda kubada cagta ee gobalka Banaadir ee uga qeybgali doonta tartanka kubada cagta gobalada dalka oo dhawaan lagu wado in lagu qabto Muqdisho.

Guddoomiyaha sportska ee gobalka Banaadir, Xasan Aadan Yabarow Wiish, ayaa sharxay sida ay ugu diyaargarooben tartanka kubada cagta ee gobalada dalka, isagoo sheegay in ay dadaal weyn sameynayaan ciyaatoyda.

Guddoomiyaha gobalka  Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale,  waxaa uu sheegay in maamulka gobalka Banaadir uu dhiiragalinaayo dhalinyarada Soomaliyed ee hamiga u heyso Sportska.

13438830_1731334683771950_6406932150335551407_n 13438848_1731331110438974_3309102459127437714_n 13439066_1731330677105684_2924242777981778360_n 13494895_1731330787105673_4451188898179699871_n 13501762_1731331057105646_7294874026016490189_n 13507163_1731331040438981_8974178261220142373_n 13507164_1731330980438987_7795856547661008583_n 13507210_1731330457105706_254024711168459162_n 13508846_1731334120438673_8388324940601947837_n 13508969_1731334020438683_6994357269306357099_n 13512024_1731333753772043_2583103208038095426_n 13516279_1731330593772359_532687149224442938_n 13516690_1731330840439001_4259194793619421658_n 13524287_1731333923772026_8954234927789959454_n 13529170_1731331190438966_8746495497876898870_n 13532869_1731330760439009_15025836588977128_n 13533039_1731330977105654_8288997462107352593_n 13537574_1731331080438977_6826209679514096342_n 13557701_1731334417105310_1062675732159661524_n

 

Previous Post

Tartamayaasha degmada Boosaaso oo caawa soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka

Next Post

18 ruux oo ku geeriyootay qarax saaka ka dhacay duleedka Muqdisho-Sawirro

Next Post
18 ruux oo ku geeriyootay qarax saaka ka dhacay duleedka Muqdisho-Sawirro

18 ruux oo ku geeriyootay qarax saaka ka dhacay duleedka Muqdisho-Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In