Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

188,747 oo Xaaji oo laga celiyay magaalada Makkah

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
717 Xaaji ayaa ku geeriyooday magaalada Mina
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa horey u sheegtay in tirada Xujeyda ee sanadkan hoos loo dhigay taas oo lagu sababeeyay balaaran lagu sameynaayo goobaha ama manaasikta Xajka.

Tirada la qorsheeyay in ay sanadkan Xajka gutaan darteed ayaa loo celiyay dadkaan in ay galaan magaalada barakeysan ee Makkatal mukarama kuwaas tiradoodu dhan tahay188,747, sida booliiska magaalada laga soo xigtay.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Maamuliyaasha Sacuudiga ayaa sheegay in aan loo dulqaadanaynin ciddii jabisa shacriga iyo kala dambeynta.

Madaxda boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sidoo kale sheegay in  84,965 oo gaari loo diiday in ay galaan magaalada kadib markii laga waayay sharciyadii looga baahnaa sida uu warbaahinta gudaha u sheegay Saciid  Bin Salem Al Qarni.

Isagoo intaa ku daray in ciidanka amniga ay ku howlan yihiin sidii Xujeyda si nabad ah acmaashooda uga gudan lahaayeen isla markaana looga hor taggi lahaa waxyaabaha carqaladeyneya arimaha Xajka,waxaa uu xuey in magaalada barakeysan ee Makkatal mukarama laga sameeyay ilaa 22 howlgal oo lagu soo qab qabanayo dadka sida sharciga darada ah ku soo galay.

“Howlgalada waa ay sii socon doonaan ilaa la xaqiijiyo in qofkasta uu u hogaansamay sharciyada,” ayuu yiri Al Qarni.

Previous Post

Kulan sinnaan la’aanta looga hadlayay oo Mareykanka lagu qabtay-Sawirro

Next Post

Invitation for Bids

Next Post
Invitation for Bids

Invitation for Bids

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In