Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Gudoomiyha ruugta Ganacsiga ee Soomaliya Maxamuud Cabdi Gabeyre iyo wafdi la socday oo maal mahan booqasho ku joogay caasimada dalka ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirweynaha looga tashanayo arrimha Hiigsiga 2016-ka oo ...
Kulankan oo u jeedkiisu ahaa in Soomaalidu ay is cafiso, isla markaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo ...
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubba Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ...
Muqdisho, September 19, 2015------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweyne Ku-xigeenka ...
Mogadishu, 19 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho