Sii-hayaha safaaradda Soomaaliya ee Koofurta Suudaan oo la kulmay wasiirka arrimaha dibadda waddankaas-SAWIRRO
Siihayaha Safaarada Soomaaliya ee wadanka Koofurta Sudan Mudane Mohamed Osman Mohamed ayaa la kulmay Wasiirka arrimaha Dibada iyo xiriirka caalamiga ...











