Wasaaradda macdanta iyo Batroolka oo daah furtay dhisme cusub oo wasaaradu ku shaqeyn doonto “SAWIRO”
SAXAAFADEED :- Muqdisho, December 9, 2015. Waxaa maanta la qabtay xaflad lagu daah furey xarunta cusub ee Wasaaradda Batroolka & Macdanta taas ...
SAXAAFADEED :- Muqdisho, December 9, 2015. Waxaa maanta la qabtay xaflad lagu daah furey xarunta cusub ee Wasaaradda Batroolka & Macdanta taas ...
Inta la og yahay 7 qof ayaa ku geeriyoodeen weerar lagu qaaday goobo milatari oo ku yaalla duleedka magaalada Bujumbura ...
Wasiirka Caafimaadka Dawladda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed iyo Wasriika CaafimaadkPuntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cawke oo galabta markale booqday Cusbitalka ...
Kulan balaaran oo si wadajir ah ay usoo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika, hey'ada action support iyo ...
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Maxamed Cabdi Abiikar oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay ...
Xildhibaan Maryan Cariif ayaa maanta daah furtay tababbar ku saabsan tayaynta hal abuurka ku qoran afka hooyo oo loo qabtay ...
Barnamijka Kulanka todobaaddka oo ka mid ah Barnamijyada, sida wadajirka ah uga baxa Raadiyaha iyo TVga Qaranka maalinta jimca ah ...
Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa soo dhawaysay meel marinta qorshaha Nidaamka Siyaasadda arrimaha dibada ee ay Golaha Wasiirada kulankoodii shalay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho