Maamulka Jubbaland oo beeniyay in Calanka Soomaaliya lagu gubay Kismaayo
Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland oo beeniyay in calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya lagu gubay magalada Kismaayo, sheegayna in wararkaasi ay ahaayeen kuwo been ...
Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland oo beeniyay in calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya lagu gubay magalada Kismaayo, sheegayna in wararkaasi ay ahaayeen kuwo been ...
Shirkadda Hormuud qeybteeda samafalka ayaa maanta deeq gargaar ah oo loogu talagalay Bisha Barakeysan ee Ramadaan gaarsiiyey naafada ku jirta ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Ibaraahim Fargeeti, Wasiir ku xigeenka Qorshaynta mudane Cabdullahi Sheekh Cali iyo Guddoomiyaha ...
Wasiirka Cafimaadka Xukumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa Maanta deeq Dawo ah kala Wareegtay hay`add a “PAC” oo ka shaqeysa ...
Mogadishu, 20 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Munaasabad lagu maamusayo dib u howgalinta xaruntii Fisha Goferna ee maamulka Gobolka Banaadir oo muddo 24 sano kaddib maanta dib loo howlgalinayo ...
Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa go’aan ka gaari doona Darbiga ay dowladda Keny sheegtay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in tallada siyaasadda dalka laga qeyb-galinayo shacabka si loogu guuleysto hirgelinta ...
Tartamayaasha Degmooyinka Shibis Vs Gaalkacyo oo ka kala tirsan Gobolada Benaadir iyo Mudug ayaa caawa tartan aad u xiiso badan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho