Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha oo kormeeray goobo loogu talogalay in lagu xanaaneeyo Xoolaha’SAWIRRO’
Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa ee xukuumda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Maxamed Gaarane oo ay weliyaan qaar kamid ...