Ciidamada Qalabka Sida Oo Galbinaya Raashin Gar-gaar Oo Kaabiga Ku Haya Bula Burde Lana Wareegay Deegaanno Badan
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa midowga Africa ee AMISOM ayaa kaabiga ku haya degmada bula burde ee gobolka ...
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa midowga Africa ee AMISOM ayaa kaabiga ku haya degmada bula burde ee gobolka ...
Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka AMISOM, Ambassador Dr. Maman S. Sidikou, oo ay ...
Munaasabadani lagu daah furayay xarun loogu talogalay inay dagaan Ergada shirka maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta lagu ...
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay isku aadka quarter finalka koobka UEFA Europa League-ga ayaa goor dhow lagu dhawaaqay. Kooxaha u ...
Boliiska deegaanka Lari ayaa xabsiga u taxaabay 7 ruux oo Soomaali ah kuwaas oo lagu eedeeyay in ay si sharci ...
Isku aadka quarter finalka koobka Champions League-ga ayaa goor dhow lagu dhawaaqay, Kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid oo ka ...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka Maalinta Jimcaha ayaa waxaa marti ku ahaa Jimcahan gudoomiyaha guddi maamulka gobolka ...
Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan noqon doonin meel ay ku dhuuntaan argagixisada islamarkaana la soo qaban doono qof ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab”ayaa kormeeray xarunta Dabdamiska oo dhawaan Laga hirgaliyay Sheybaar Casri ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho