Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Qalabka Sida Oo Galbinaya Raashin Gar-gaar Oo Kaabiga Ku Haya Bula Burde Lana Wareegay Deegaanno Badan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Qalabka Sida Oo Galbinaya Raashin Gar-gaar Oo Kaabiga Ku Haya Bula Burde Lana Wareegay Deegaanno Badan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa midowga Africa ee AMISOM ayaa kaabiga ku haya degmada bula burde ee gobolka Hiiraan, iyagoo galbinaya raashin gar gaar oo maamulka gobolka Hiiraan ugu talo galay dadka ku dhaqan magaalada Bula burde ee gobolkaasi.

Ciidamada oo shalay ka dhaqaaqay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wax ka yar 5km u jira magaalada bula burde sida uu ku soo waramayo wariyaha warbaahinta Qaranka ee gobolka Hiiraan C/shakuur , waxaana intii ay ku jireen wadada u dhexeysa degmooyinka bul burde iyo Beledweyne ay gacanta ku dhigeen deegaanno badan, waxaana dharbaaxo xoog leh ay ku dhifteen maleeshiyaadka isku biirsaday gumaadka umadda Soomaaliyeed ee UGUS.

Related posts

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

September 26, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo magacaabay agaasimeyaal guud

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo magacaabay agaasimeyaal guud

September 26, 2026

Inkastoo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay dagaalo aan badneyn la galeen Kooxda nabad diidka UGUS maadaama awoodoodii la wiiqay ayaa waxa ay ka furteen gaadiid iyo hub ciidan, waxaana howlgalka oo isugu jiray gar-gaar gaarsiin iyo baacsiga kooxdaasi ayaa waxa uu ahaa mid ciidamada sida ay rabeen u fulay.

Magaalada Bula burde ayaa waxa ay ka mid tahay magaalooyinka laga saaray argagaxisada UGUS, iyadoo magaalada ay ka jiraan xaalada aad u liita inkastoo Dowladda Soomaaliya ay dadaal dheer u gashay caawimaada dadka ku nool magaaladaasi oo laba mar oo hore raashin gaarsiisay waxaana raashinkani ciidamada ay galbina

Previous Post

Hogaanka AMISOM iyo Xafiiska Qurba joogta ee Wasaaradda arrimaha dibadda oo kulan la qaatay Soomaalida Holland “Sawirro”

Next Post

Soomaalida ku nool Norway oo ka qeybgashay Bandhigga cunnooyinka dhaqan ahaan ay isticmaalaan dalalka Dunida “Sawirro”

Next Post
Soomaalida ku nool Norway oo ka qeybgashay Bandhigga cunnooyinka dhaqan ahaan ay isticmaalaan dalalka Dunida “Sawirro”

Soomaalida ku nool Norway oo ka qeybgashay Bandhigga cunnooyinka dhaqan ahaan ay isticmaalaan dalalka Dunida "Sawirro"

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo magacaabay agaasimeyaal guud

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo magacaabay agaasimeyaal guud

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In