Kooxda Real Madrid ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigtay ciyaaryahan Lucas Silva oo ay kala soo wareegtay kooxda ka dhisan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ...
https://www.youtube.com/watch?v=PcnuvRMjHSQ
Madaxweynaha maamulk Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo 21-1-2015 safar shaqo ugu ambabaxay magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso ayaa maanta ...
Allaha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo 25-ka bishan Janaayo ku geeriyooday magaalada Muqdisho ayaa maanta aas Qaranka loogu ...
Xubnahan ka tirsan golaha xuquuqul insaanka ee Midowga Afrika ee fadhigiisu uu yahay magaaladda Banjul ee Dalka Gambia ayaa maanta ...
Shirkani lagu heshiisiinaayo Beelo Walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanada ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta ka furmay degmada ...
Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsinayay ku dhawaad 25 arday dhameeysatay heerka koowaad ee Jamacada Salaam faraceda Guriceel ayaa lagu qabtay isla ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho