Kulan wacgelin ah oo loo qabtay umulisooyinka degmada Jowhar
Kulan looga hadlayay sidii haweenka loogu wacyigelin lahaa inay xiriir joogta ah la sameeyaan xarumaha caafimaadka marka ay uurka leeyihiin ...
Kulan looga hadlayay sidii haweenka loogu wacyigelin lahaa inay xiriir joogta ah la sameeyaan xarumaha caafimaadka marka ay uurka leeyihiin ...
Xubnahan oo ka tirsan qaybta ammaanka ee gudiga farsamada maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta safar dhulka ah ...
Munaasabad ay hogaan cusub ku dooranayeen dhallinyarada ku dhaqan degmada dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay xarunta degmadaasi. ...
Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha dastuurka Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku soo xiray tababar ...
Kooxda Liverpool ayaa lugtii koowaad ee koobka Capital One garoonkeeda Anfield barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Chelsea. Kooxda Chelsea ...
Munaasabad balaaran oo uu soo qaban qaabiyay ururka saxafiyiinta qurba joogta Soomaaliyeed ee dalka Kenya (SEJASS) oo lagu xusayay maalinta ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Wasaaradda Warfaafinta Hannuuninta Dadweynaha ayaa ugu hambalyeysan dhammaan shacabka Soomaaliyeed sanad guurada 43-aad ee ka soo wareegatay xuska Afka Soomaaliga ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho