Baarlamaanka oo maanta ka doodaya Hindise sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee Qaranka
Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay kaga doodayaan dhameeystirka Hindise Sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee Qaranka ku leh xarunta ...
Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay kaga doodayaan dhameeystirka Hindise Sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee Qaranka ku leh xarunta ...
Tartan isboorti oo lagu xoojiyay isdhexgalka bulshada iyo Nabadda ka jirta degmada Heliwaa ayaa shalay gelinkii dambe lagu qabtay degmada, ...
Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa bulshada uga digay waxyaabo badan oo halis ku ah caafimaadkooda oo ay ...
Kulan looga hadlayay tacadiyada iyo dhibaaatada lagu hayo dumarka ee xaqooda lagu duudsiyo ayaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee Gobolka ...
Kooxda Juventus ayaa shan dhibcood ka dhigtay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka talyaaniga ee Serie A-da,ka dib markii ay garoonkeeda ...
Bahda faanka iyo Suugaanta ee dalka Kenya iyo Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa Caawa ummada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii shalay ...
Boqollaal ka tirsan dadweynaha ku magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta dhigay dibadbax ay uga soo hor jeedaan ...
Kooxda Deportivo de La Coruña ayaa waxaa garookeeda Estadio Riazor 0-4 uga badiyay kooxda Barcelona. Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa caawo ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho