Guddiga qabanqaabada aaska qaran ee marxuum S/Guud Samantar oo shir ku yeeshay Muqdisho
Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay ...











