Erdogan iyo Putin oo Moscow ku kulmay
Madaxweynaha dalkaTurkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wadahadal kula yeelan doona magaalada Moscow madaxweynaha dalka Russia Vladimir Putin waxaana uu sheegay ...
Madaxweynaha dalkaTurkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wadahadal kula yeelan doona magaalada Moscow madaxweynaha dalka Russia Vladimir Putin waxaana uu sheegay ...
Deegaanka Kongo ee duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe oo ay ka jirto dhibaata dhanka waxbarashada ah ayaa manta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu horkacayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ...
Xaflad lagu maamuusayay furitaanka xarunta agoonta gabdhaha Boondheere ee sanad dugsiyeedka 2016/17, iyo sanadguuradii Afaraad ee ka soo wareegtay aas ...
Kulan aqooneed aad u balaaran oo lagu baranayay daryeelka Af-Soomaaliga iyo kaalinta ay Hooyada ka qaadan karto horumarinta Afka ayaa ...
Kulan looga doodayay habraaca qorshaha Federaalka iyo taageerada waqtiga loo asteeyay doorashada Madaxtinimada dalkeena in ay ka dhacdo oo uu ...
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey ...
Wasaarada arimaha dibada dowladda Mareykanka ayaa markale sheegtay in ay taageereyso doorashada sanadkan la filayo in ay dalka ka dhacdo. ...
Malaayiin dadka reer Turki ah ayaa isugu soo baxay fagaare ku yaala magaalada Istanbul ee dalkaas, dadka ka qeybgalay isu ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay heshiiska laga garay waqtiga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho