Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dawo Sawirrada: Furitaanka xarunta gabdhaha agoonta Boondheere ee sanad dugsiyeedka 2016/17

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dawo Sawirrada: Furitaanka xarunta gabdhaha agoonta Boondheere ee sanad dugsiyeedka 2016/17
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu maamuusayay furitaanka xarunta agoonta gabdhaha Boondheere ee sanad dugsiyeedka 2016/17, iyo sanadguuradii Afaraad ee ka soo wareegtay aas aaskii xaruntaasi ayaa maanta lagu qabtay dhismaha cusub ee xaruntaasi ku leedahay magaalada Muqdisho.

Munaasabaddaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha degmada Boondheere, mas’uuliyiin ka tirsan bahda waxbarashada, waaliddiin iyo marti sharaf kala duwan.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026

Ubaxa xarunta agoonta gabdhaha Boondheere ayaa halkaasi ku soo bandhigay Riwaayad iyo heeso ka hadlaya qiimaha waxbarashada iyo waddaniyadda, taasoo ay si weyn ugu riyaaqeen dadkii ka qeybgalay xafladaasi.

Maamulaha xarunta agoonta gabdhaha Boondheere Marwo Nuurto Maxamed Caddoow oo halkaasi ka hadashay ayaa sheegtay in xafladan ay tahay furitaanka sanad dugsiyeedka 2016/17 iyo xuska sanadguuradii afaraad ee ka soo wareegtay aas aaskii xaruntaasi.

Marwo Nuurto ayaa si kooban uga hadashay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay xaruntaasi,  laga soo billaabo aas aaskeedi ilaa iyo hadda, waxeyna ku ammaantay waalidiinta iyo maamulka degmada Boondheere wada shaqenta wanaagsan oo ay muujiyeen.

Gudoomiyaha degmada Boondheere Qaasin C/llaahi ayaa si weyn ugu ammaanay maamulaha xaruntaasi marwo Nuurto Maxamed Caddoow sida ay ugu dhabar adeeygtay daryeelka iyo waxbaraddi gabdhaha agoonta ah ee ku jira xaruntaasi, isagoo xusay in degmada Boondheere ay noqotay degmada kaliye oo leh xarun lagu xanaaneeyo gabdhaha agoonta ah.

Ugu dambeynti gudoomiyaha Boondheere iyo maamulaha xaruntaasi ayaa si wadajir ah abaalmarino u gudoonsiiyay gabdho ku guuleeystay xifdinta qur’aanka kariimka ah iyo kuwo kaalimaha hore ka galay maaddooyinka kale iyo akhlaaq wanaagga.

IMG_3805 IMG_3811 IMG_3813 IMG_3815 IMG_3808 IMG_3853 IMG_3856 IMG_3844 IMG_3835 IMG_3842 IMG_3861 IMG_3863 IMG_3876 IMG_3882 IMG_3886 IMG_3892 IMG_3891 IMG_3846 IMG_3893 IMG_3873 IMG_3826 IMG_3828 IMG_3829

Previous Post

Siminaar ku saabsan daryeelka Af-Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha JFS oo wafdi ka socda Jarmalka uga waramay hawlaha doorashada+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha JFS oo wafdi ka socda Jarmalka uga waramay hawlaha doorashada+Sawirro

Madaxweynaha JFS oo wafdi ka socda Jarmalka uga waramay hawlaha doorashada+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In